Top posts

  • Alshabaab oo lawareegay deegaano ay kabexeen ciidamada AMISOM

    10 September 2015

    Xarakada Alshabaab Xoogagga Al-Shabaab ayaa sii wada la wareegitaanka deegaanada ay faarujinayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo saaka ilaa shalay gelinkii dambe la wareegay deegaanada Golweyn iyo Cambareey oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha...

  • Gudoomiye kuxigeenka 2aad oo puntland gaaray

    10 September 2015

    Gaalkacyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi...

  • Nabadoonno soo dhaweeyay go'aanka xildhibaanada qaarkood....

    10 September 2015

    Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay go’aan shalay xildhibaanno gaaraya 59 mudane ay dib uga laabteen mooshinkii ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliya. Axmed Diiriye ayaa ku tilmaamay tallaabadaas mid wax...

  • Munaasabad heer sare ah oo kadhacday madaxtooyada

    12 September 2015

    Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey sannadguuradii 3aad ee ka soo wareegtey markii xilka madaxtinimada ee dalka loo doortey Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabadda xalay dhacdey, oo ay sidoo...

  • Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya oo kahadlay mooshinka kadhanka ah madaxweynaha.

    13 September 2015

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa soo saaray war saxaafadeed ku saabsan qaabka loo galayo wadahadalka Mooshinka laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 12kii Agosto 2015. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay...

  • Sargaal sare oo katirsanaa ciidama galmudug ayaa kubiiray maamulka gobolada dhexe

    13 September 2015

    Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Sargaal katirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo ciidamo uu watay ay isku dhiibeen dhinaca Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca kadib wadahadalo qarsoodi ah oo dhax maray. Sargaalka isku dhiibay Kooxda...

  • Daacish oo gaadiid dagaal gubtay

    13 September 2015

    Maleeshiyaadka Daacish ee gobolka Saynaa ee dalka Masar ayaa gubay dhowr gaari nooca gaashaaman ee dagaalka iyo kuwo kale oo gacantooda galay. Gaadiidka ay maleeshiyadu gubtay ayaa waxaa lagu garaacay Hub culus, iyadoona halkaasi lagu dilay Ciidamo ka...

  • Ciidamada Djabuuti oo lagu wareejinayo amniga jalalaqsi

    15 September 2015

    Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Max’ed Cabdulle Fiidow ( Max’ed Ganeey) ayaa waxa uu sheegay in Ciidamo Jabuutiyaan ah lagu wareejiyay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Mr Ganeey ayaa Tilmaamay in Ciidamadii Burundi ee qeybta ka ahaa Howl galka AMISOM...

  • Beelo lagu heshiisiiyay marka

    15 September 2015

    Isagoo u warramayay warbaahinta Magaalada Muqdisho Guddoomiya Magaalada Marka Xasan Cumar Macallin ayuu ka warbixiyay kulamo dib u heshiisin ah oo beelo walaalo ah uga soconaya degmadaasi Marka. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in inta badan ay isku fahmeen...

  • Maamulka gobolada dhexe oo ku wajahan magaalada caabudwaaq..

    15 September 2015

    Maamulka gobolada dhexe ayaa ku hanjabay in ay dhawaan weerar ku qaadi doonaan Degmada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud halkaas ay kataliyaan ciidamo daacad u ah Maamulka Galmudug. Afhayeenka maamulka gobolada dhexe Mursal Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow,...

  • Dagaal kadhacay galgaduud

    26 September 2015

    Dagaal udhexeeyay ciidanka maamulka gobollada dhexe iyo kuwa galmudug ayaa saakay kadhacay magaalada godilabe ee gobolka galgaduud. Dagaalka ayaa billaawday kadib markii ciidamada iyo masuuliyiinta maamulka goboloada dhexe ay si nabad ah kula wareegeen...

  • Madaxweynaha jamhuuriyadda oo Ameerica u amba baxay

    26 September 2015

    Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku wajahan Magaalada New-Yorka ee dalka Maraykanka oo ay uga qeyb galayaan shirka Golaha ammaanka Qaramada...

  • Ethiopia oo tababareysa dhalinyaro soomaaliyeed

    26 September 2015

    War qoraal ah oo ay daabaceen wargeys-yada ugu waaweyn dalalka bariga Africa ayaa lagu sheegay saraakiil ka tirsan dowlada Ethiopia iney tababar siinayaan dhalinyaro Soomaaliyeed. Tababarka la siinayo dhalinyarada ayaa ujeedada laga leeyahay lagu sheegay...

  • Shirkii aaya katashiga oo lagasoo hor jeestay

    26 September 2015

    Tan iyo markii uu dhamaaday shirkii wadatashiga ee doorashooyinka sanadka 2016 ee dhexmaray Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedyada ku meel gaarka ah, ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Siyaasiyiinta daneeya...

  • Magaalada jilib oo lagu qabtay mahrajaan yaab leh

    26 September 2015

    Munaasabada Ciidul Adxaa waxaa dhamaan dunida Islaamka ka dhacay dabaaldagyo waa weyn ay sameenayeen dadka Muslimiinta ah, waxaana goobaha qaar lagu soo bandhigayay Mahrajaano iyo ciyaaro xiiso badan. Magaalada Jilib oo gacanta ugu jirta Xarakada Al-Shabaab...

  • Amiir sucuudiyaan ah oo lagu xiray Ameerica

    26 September 2015

    Amiir katirsan Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa lagu xiray magaalada Los Angels ee dalka Maraykanka, waxaana amiirkan lagu soo eedeeyay in jir dil iyo dhibaatooyn kale uu u geestay gabar ay saaxiibo ahaayeen. Ciidamada booliiska magaalada Los Angels...

  • Xarakada Al-shabaab oo sameeyay dhoola tus

    26 September 2015

    Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa dhoolo tus ciidan waxa ay kusoo bandhigeen deegaano ay gacanta ku hayaan, dagaalyahanadan ayaana ahaa kuwa aad u hubeesan oo watay hub kala duwan iyo gaadiid dagaal. Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay...

  • Xiisad kataagan Degmada hobyo

    01 October 2015

    Wararka laga helayo degmada hobyo ayaa kuwaramaya in halkaasi ay isku horfadhiyaan maleeyshiyo beeleed kala taabacsan maamulka galmudug iyo dadka deegaanka. dadka deegaanka ayaa kawalaacsan in halkaasi uu kadhaco dagaal udhexeeya 2 dhinac oo halkaasi...

  • waaxda dabdamiska oo baaq diray

    01 October 2015

    Agaasime Ku xigeenka Waaxda Gurmadka Dab damiska ee maamulka Gobolka Banaadir Cumar Max’ud Carab oo la hadlay Warfidiyeenada Muqdisho ayaa ugu baaqay Ganacsatada wax ku iibisa hareeraha waddooyinka in ay ka feejignaadaan waxyaabaha keeni kara in dab uu...

  • Calanka dowlada falastiin oo laga qaramada midoobay

    01 October 2015

    Calanka Dowlada Falastiin ayaa markii ugu horeesay waxaa laga taagan Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York ee Dalka Mareykanka , waxaana dabaaldagyo arintaasi lagu soo dhaweenayo ay ka dhaceen dhulka Falastiin. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada...

  • Machadka NEDO ayaa sheegay in umadda soomaaliyeed dhibaato kusugantahay

    23 March 2016

    Machadka NEDO ayaa waxa uu kamidyahay macaahida kajirta magaalada muqdisho, machadkani waxa uu faafaahin kabixiyay dhibaatada hada kajirta dalka markii layiraahdo xag dhaqaale. Mudane cabdulqaadir suldaan ayaa oo kamida maamulka machadkan ayaa sheegay...

  • Weerar kubilaawaday qarax ismidaamin ah ayaa kadhacay hotel NAASA-HABLOOD1 ee magaalada muqdishu

    26 June 2016

    Gaari lagu soo xiray walxaha qarxa ayaa waxa uu isku miidaamiyay irida hore ee hotelka naasa hablood1 oo kuyaal nawaaxiga KM4 ee magaalada muqdishu. Xilli galabnimo ah oo saacadu ahayd 4:40pm qiyaastii ayaa gaari ismiidaan ah waxa uu soo weeraray hotel...

  • Jamhuuriyada Jabuuti oo maanta udabaal degeysa Xilligii ay xoroobeen

    27 June 2016

    Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee jabuuti ayaa waxa ay maanta udabaal degayaan maalintii ay xornimada kaqaateen isticmaarkii gumeysan jiray dalkaas ee france. Dabaal degan ayaa waxa uusi weyn uga dhacay guud ahaan dalka jabuuti waxaana shacabka reer...

  • Magaalada gaalkacyo ayaa waxaa booqasho kujooga gudoomiye kuxigeenkii hore Ururka IPO

    18 April 2017

    Muddo laba usbuuc kudhow ayaa waxaa magaalada gaalkacyo kusugan mudane cabdulqaadir suldaan, isaga oo ka ambabaxay magaalada caasimada ah ee muqdisho. Safarka mudanaha ayaan la ogeyn meel uu kusii wajahanyahay balse waxaa laga warhelay isaga oo kusugan...

  • Qoraaga Cabdulqaadir Suldaan ayaa soo bandhigay buug muhiim

    18 April 2017

    Qoraaga cabdulqaadir suldaan ayaa waxa uu soo bandhigay buug kafaalloonaya maciishada dalka oo faa'iido u ah ummada soomaaliyeed. Buugan oo loogu magac (Maciishada soomaalida) ayaa qoraagu sheegay inuu uga faalloon doono cuntada soomaalida iyo sida wax...

1 2 3 > >>