Machadka NEDO ayaa sheegay in umadda soomaaliyeed dhibaato kusugantahay

Machadka NEDO ayaa waxa uu kamidyahay macaahida kajirta magaalada muqdisho, machadkani waxa uu faafaahin kabixiyay dhibaatada hada kajirta dalka markii layiraahdo xag dhaqaale.

Mudane cabdulqaadir suldaan ayaa oo kamida maamulka machadkan ayaa sheegay in xiligan ay jirto dhaqaale xumi baahsan oo haysata dhamaan dabaqadaha kala ee dadweynaha.

Si looga baxo arintaas ayaa machadka NEDO uusheegay inay muhim tahay in wax laga badalo qaabka wax barasho jaamacadaha dalka si loo helo kuliyado horleh oo wadanku ubaahanyahay.

Back to home page