Jamhuuriyada Jabuuti oo maanta udabaal degeysa Xilligii ay xoroobeen

Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee jabuuti ayaa waxa ay maanta udabaal degayaan maalintii ay xornimada kaqaateen isticmaarkii gumeysan jiray dalkaas ee france.

Dabaal degan ayaa waxa uusi weyn uga dhacay guud ahaan dalka jabuuti waxaana shacabka reer jabuuti ay dareemayaan kalsooni ay kuqabaan madaxweynohooda ismaaciil cumar geelle oo ah madaxweyn dhowr jeer kuguuleystay xilka madaxweynenimo ee dalkaas.

Sanadkasta xilligan oo kale jamhuuriyada jabuuti waxa ay udabaal degaan maalinta taariikhiga ahee xornimada ay qaateen.

Xiriir walaaltinimo oo soojireen ah ayaa waxauu kadhexeeyaa Dalka jabuuti iyo dalkan soomaaliya.

Back to home page