Xiisad kataagan Degmada hobyo

Wararka laga helayo degmada hobyo ayaa kuwaramaya in halkaasi ay isku horfadhiyaan maleeyshiyo beeleed kala taabacsan maamulka galmudug iyo dadka deegaanka.

dadka deegaanka ayaa kawalaacsan in halkaasi uu kadhaco dagaal udhexeeya 2 dhinac oo halkaasi isku horfadhiya .

si kastaba ha'ahaatee degmada hobyo ayaa waxay ay kamid tahay degmooyin iyo deegaanno aysan wali lawareeginmaamulka galmudug oo lagusoo dhisay cadaado

Back to home page